117 Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana,Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga.2 Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay,Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa.Rabbiga ammaana.
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya